
Budgeting & Saving
Sida Lacag Badan Loo Kaydiyo
Talooyin fudud oo kaa caawinaya inaad lacag badan kaydsato bil kasta.
8 min video
Baro Personal Finance, Halal Investing, Stock Market-ka, iyo dhisidda hanti si fudud oo af-Soomaali ah. Waxaad ka helaysaa articles iyo videos kaa caawinaya inaad lacagtaada si fiican u maamusho, maalgashiga fahanto, oo aad aqoontaada dhaqaale kordhiso.

Budgeting & Saving
Sida Lacag Badan Loo Kaydiyo
Talooyin fudud oo kaa caawinaya inaad lacag badan kaydsato bil kasta.
8 min video

Budgeting & Saving
4 Budgeting Methods: Midkee Kuu Shaqeeya Dooro
Budget-ku qof walba isku mid uma aha. Baro 4 hab oo Budgeting ah oo dooro midka adiga kuu shaqeeya.
11 min video

Stock Market
Sida Loo Maalgashado Stock Market
Waa maxay Stock Market-ku, sideese loo maalgashadaa? Hordhac fudud oo af-Soomaali ah oo loogu talagalay qofka bilaabaya.
6 min video

Halal Investing
Halal Investing: Sidee Loo Hubiyaa In Stock-gu Xalaal Yahay?
Stock walba xalaal ma aha. Baro waxyaabaha muhiimka ah ee la eego marka la hubinayo in Stock uu Shariah-compliant yahay.
5 min read

Budgeting & Saving
Emergency Fund: Maxaad Uga Baahan Tahay, Sideese Loo Dhisaa?
Emergency Fund waa lacag aad u kaydsato xaaladaha lama filaanka ah. Baro inta aad u baahan tahay iyo sida tallaabo tallaabo loogu dhiso.
5 min read

Budgeting & Saving
Sida Loo Sameeyo Budget Bil Kasta: 50/30/20 Method
Budget-ku ma aha xaddidaad. Waa qorshe kaa caawinaya inaad ogaato halka lacagtaadu ku baxdo. Baro habka 50/30/20 iyo sida aad maanta ugu bilaabi karto.
5 min read
Hel Market Brief toddobaadle ah oo si fudud kuugu sharxaya wararka ugu muhiimsan ee Stock Market-ka, Crypto, iyo dhaqaalaha adduunka.
Free. Unsubscribe anytime.