Video-gan waxaan ku sharxayaa waxa Stock Market-ku yahay, sida uu u shaqeeyo, iyo tallaabooyinka ugu horreeya ee aad ku bilaabi karto maalgashiga. Haddii aad rabto inaad hubiso in Stock uu xalaal yahay, akhri maqaalka Halal Investing.
Stock Market
•
6 min video
Waa maxay Stock Market-ku, sideese loo maalgashadaa? Hordhac fudud oo af-Soomaali ah oo loogu talagalay qofka bilaabaya.

Video-gan waxaan ku sharxayaa waxa Stock Market-ku yahay, sida uu u shaqeeyo, iyo tallaabooyinka ugu horreeya ee aad ku bilaabi karto maalgashiga. Haddii aad rabto inaad hubiso in Stock uu xalaal yahay, akhri maqaalka Halal Investing.
Hel Weekly Market Brief oo si fudud oo af-Soomaali ah kuugu sharxaya wararka ugu muhiimsan ee Stock Market-ka, Crypto, iyo dhaqaalaha.
Free. Unsubscribe anytime.