Budgeting & Saving

4 Budgeting Methods: Midkee Kuu Shaqeeya Dooro

•

11 min video

Budget-ku qof walba isku mid uma aha. Baro 4 hab oo Budgeting ah oo dooro midka adiga kuu shaqeeya.

var(--variable-owlctIcJt)

Video-gan waxaan ku sharxayaa 4 hab oo Budgeting ah iyo sida aad u dooran karto midka kugu habboon. Muhiimku ma aha inaad raacdo hal hab oo gaar ah. Waa inaad hesho mid aad ku sii socon karto.

Want More Financial Content?

Hel Weekly Market Brief oo si fudud oo af-Soomaali ah kuugu sharxaya wararka ugu muhiimsan ee Stock Market-ka, Crypto, iyo dhaqaalaha.

Free. Unsubscribe anytime.